top of page

Jadwalka Muuqaalka iyo Qorshayaasha

Waa kuwan tusaalayaal noocyada kala duwan ee Jadwalka Muuqaalka ee lagu isticmaalo guriga.


Haddi aad qorshayso hab joogto ah maalin kasta, ilmahaagu waxa uu bilaabi doona in uu fahmo waxa la filayo waxana ay u badantahay in uu is dejiyo oo is xakameeyo. Tani waxay ka dhigan tahay inay yaraan doonaan dhibaatooyinka maaraynta habdhaqanka. Furaha ayaa ah in la joogteeyo. 

bottom of page